Health Encyclopedia
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z A-Z Listings

Jimicsiga Dhabarka: Kala bixinta Dhabarka Hoose

Si aad u bilowdid, ku fariiso kursi oo cagtaada oo ku simman dhulka. Horay u yara badel miisaankaaga. Naso, oo ku joogteey inay toosnaadaan dhagahaaga, garbahaaga, iyo simmankaaga adoo sameynayo sida xigto:

  • Ku fadhiiso cagahaaga oo si fiican u kala baxsan.

  • Horay isu qalooci oo ku taabo dhulka gadaasha gacmahaaga. Naso oo jirkaaga hadhaco.

  • Qabo  20 ilbiriqsi. Ku soo laabo booska aad ka bilowday.

  • Ku celi  2 jeer. 

  • Qaab dheeraad ah ee lagu wanaajiyo dhaqaaqa iyo xasiloonida waa hoos ugu riixida dhulka adoo ku jiro booska is qaloocinta. Hoos ugu riix 5 ilbiriqsi, naso 5 ilbiriqsi. Ku celi 3 illaa 5 jeer.

Fiiro gaar ah: haddii aad qabtid qaliinka dhabarka ama sinta, la hadal adeeg bixiyahaaga daryeelka caafimaadka ka hor intaadan sameyn iskala bixintaan.

Haweenay kursi ku fadhida oo ku tiirsan laabta lugaha iyo gacmahana hoos u laadlaada.

© 2000-2025 The StayWell Company, LLC. All rights reserved. This information is not intended as a substitute for professional medical care. Always follow your healthcare professional's instructions.
Powered by StayWell
Disclaimer